Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo weerar Afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka
    LATEST NEWS

    Wasiir ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo weerar Afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta mucaaradka

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor22 April 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si kulul uga hadlay mowqifka mucaaradka dalka, isagoo ku eedeeyay in aysan si dhab ah uga faraxsaneyn horumarka ay Soomaaliya sameyneyso.

    Wasiirka ayaa sheegay in hadallada mucaaradka laga dheehan karo cabsi ay ka qabaan in dalka uu ka baxo xaaladda faqri, isla markaana uu ka faa’iideysto kheyraadkiisa dabiiciga ah, gaar ahaan shidaalka la filayo in la soo saaro.

    “Waxaan aragnaa hadallo muujinaya in aysan jirin rabitaan dhab ah oo ay u qabaan horumarka dalka. Waxaa muuqata cabsi ku saabsan in Soomaaliya ay gaarto isbedel dhaqaale oo weyn,” ayuu yiri wasiirku.

    Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in qof aan ka welwelin gaajada iyo baahida haysata shacabka, balse diiradda saaraya carqaladeynta horumarka, uusan mudneyn in lagu aamino xil qaran.

    Wasiirka ayaa sidoo kale cadeeyay in dowladda aysan aqbali doonin wax kasta oo dibadda laga hagayo oo lagu doonayo in Soomaaliya lagu sii hayo faqri iyo baahi, isagoo xusay in dowladda ay ka go’an tahay horumarinta dalka iyo ka faa’iideysiga kheyraadkiisa.

    Hadalkan ayaa imaanaya xilli ay sii kordhayaan doodaha la xiriira mustaqbalka dhaqaalaha dalka iyo suurtagalnimada soo saarista shidaalka, taas oo si weyn u kala aragti duwan yihiin dhinacyada siyaasadda Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleVilla Somalia oo Go’aan ka gaartay musharaxa Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh ee Galmudug
    Next Article Dowladda Federaalka oo ciidamo dheeraad ah geysay Magaalada Baydhabo
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d