LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
WAR DEG DEG AH : Dowladda Federaalka oo dib u magacaawday Masuuliyiintii Maamulka Gobolka Bakool

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay inay dib u magacaawday masuuliyiintii maamulka gobolka Bakool.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.
Hoos ka akhriso magacaabista:-










