LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Waqtiga ay dhacayaan doorashada Madaxweynaha & Guddoomiyaha Baarlamaanka KGS oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay jadwalka ay ku qabsoomayaan doorashooyinka Guddoonka Golaha Wakiilada iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in labada Bisha June la qaban doono doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed, halka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay dhici doonto 10-ka Bisha June.








