Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Turkiga Oo Wada Dadaallo Xooggan oo Lagu Joojinayo Colaadda Iran
    DUNIDA

    Turkiga Oo Wada Dadaallo Xooggan oo Lagu Joojinayo Colaadda Iran

    Banaadir24By Banaadir2424 March 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay raadinayso waddo lagu dejiyo xiisadda dagaalka ka dhanka ah Iran, iyadoo la xiriiraysa Mareykanka iyo Tehran si loo bilaabo wadahadallo horseedi kara heshiis suurtagal ah, sida ay ilo xog-ogaal ah u sheegeen warbaahinta Middle East Eye.

    Maalintii Axadda, Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa sameeyay wicitaanno taxane ah oo uu la yeeshay dhiggiisa Iran, Masar iyo dalal Yurub ah, si looga hadlo tallaabooyin lagu soo afjarayo colaadda, sida ay xaqiijiyeen ilo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga.

    Isla maalintaas, Fidan ayaa sidoo kale la hadlay saraakiil sare oo ka tirsan Mareykanka, kuwaas oo la rumeysan yahay inay ku jiraan ergayada Steven Witkoff iyo Jared Kushner.

    Intii lagu guda jiray Axaddii, wasiirku waxa uu sidoo kale wadahadallo la yeeshay dhiggiisa dalalka Sacuudi Carabiya, Qatar, Ciraaq iyo Pakistan, iyagoo “qiimeynayay hindisayaal” lagu joojin karo dagaalka, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen.

    Ilo ku dhow aragtida Ankara ayaa sheegay in Turkigu uu riixayo xabbad joojin kooban oo ku meel gaar ah, si fursad loogu helo wadahadallo rasmi ah.

    Dhanka kale, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Washington ay wado “wadahadallo wax ku ool ah” oo lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadaha Bariga Dhexe, kadib markii uu hore uga digay inuu beegsan karo kaabayaasha tamarta Iran sababo la xiriira xannibaadda marin biyoodka Hormuz.

    Trump ayaa sidoo kale amar ku bixiyay in Wasaaradda Difaaca Mareykanka (Pentagon) dib loo dhigo weerarro kasta oo lala beegsanayo kaabayaasha tamarta Iran muddo shan maalmood ah, isaga oo intaas ku daray in wadahadalladu ay sii socon doonaan toddobaadka oo dhan.

    Dhinaca kale, Hakan Fidan ayaa dhammaadkii toddobaadka u sheegay suxufiyiinta in Ankara ay ka fiirsaneyso suuragalnimada xabbad joojin ku meel gaar ah oo gaaban, taasoo siinaysa dhinacyada fursad ay ku wadahadlaan inkastoo ay jiri karto in dagaalka dib loo bilaabo haddii wadaxaajoodyadu fashilmaan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleKoonfur Galbeed oo ka digtay dagaal sokeeye iyo musiibo bani’aadannimo, baaqna u dirtay beesha caalamka
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Maanta Ciidamo si gaar ah u tababaran geyneysa Degmada Buurhakaba
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato

    6 October 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay

    By Banaadir246 October 20260

    Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland

    6 October 2026

    Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…

    6 October 2026

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato

    6 October 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Madixii Amniyaadka Al-Shabaab & Sarkaalkii ka dambeeyay qarixii Soobe oo la dilay
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka ku eedeeyay inay ka shaqeyneyso gooni-isu-taagga Somaliland
    • Dowladda Federaalka oo ciidamo xoogan geysay duleedka Beledxaawo, xiisad dagaal oo…
    • Madaxweyne Xasan Sheekh oo meesha ka saaray in Al-Shabaab Soomaliya qabsato
    • Turkiga iyo Pakistan oo ciidamo u diraya Sacuudiga kadib weerarrada Xuutiyiinta

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d