LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo War cusub kasoo saaray xaaladda Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in uu weli wado howlgallo ka dhan ah ciidankii weeraray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.
Warsaxaafadeedka ayaa intaas lagu daray in xubnaha weerarkaas sooo qaaday la gaarsiiyay Khasaaro isugu jira mid Naf & Mid Maaliyadeed sida hadalka loo dhigay.
Hoos Ka Akhriso War kasoo baxay Taliska Ciidanka xoogga dalka.










