Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo ku Biirtay 15 Heshiis, Baratakool iyo Lifaaq-Sharciyeed Caalami ah oo…
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo ku Biirtay 15 Heshiis, Baratakool iyo Lifaaq-Sharciyeed Caalami ah oo…

    Banaadir24By Banaadir2427 June 2026No Comments3 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu biirtay shan

    iyo toban (15) heshiis, baratakool iyo lifaaq-sharciyeed caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha, taas oo ah tallaabadii ugu ballaarneyd uguna muhiimsaneyd ee lagu casriyeynaayo hannaanka sharciyeed ee badaha Soomaaliya tan iyo markii uu dalku xorriyaddiisa qaatay.

     

    In kasta oo Soomaaliya ay leedahay xeeb-barriyeedka ugu dheer Afrika, isla markaana ay ku taallo marinno istiraatiiji ah oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan adduunka, haddana tan iyo 1960ki waxay ku biirtay oo keliya saddex heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha.

     

    Tallaabadan waxay ka tarjumaysaa aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ah in dal leh badda baaxaddaa leh aanu sii ahaan karin mid aan qeyb ka aheyn nidaamka sharciyeed ee caalamiga ah ee khuseeya badaha. Muddo dheer ayey xaddidnaanta ku biirista heshiisyada muhiimka ah ee caalamiga ahi waxay caqabad ku ahayd in Soomaaliya si buuxda uga mid noqoto nidaamka gaadiidka badda ee caalamiga ah, soo jiidashada maalgashiga shisheeye iyo kor u qaadidda badqabka iyo amniga badaha. Maantana Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qaaday tallaabo taariikhi ah oo lagu saxayo xaaladdaas.

    Heshiisyada Caalamiga ah ee ay Soomaaliya Ku Biirtay:

    I. Badqabka iyo Hagidda Maraakiibta

    1.Heshiiska Caalamiga ah ee Baadigoobka iyo Samatabbixinta Badda (SAR), 1979.

    2.Heshiiska Caalamiga ah ee Halbeegyada Tababarka, Shahaado-siinta iyo Ilaalinta Shaqada Badmaaxiinta (STCW), 1978

    3.Axdiga Caalamiga ah ee Xeerarka Ka Hortagga Isku-Dhacyada Badda, 1972 (COLREG 1972)3. Axdiga Caalamiga ah ee Cabirka Culeyska Maraakiibta, 1969

    4.Heshiiska 1965 ee Fududeynta Socdaalka Caalamiga ah ee Gaadiidka Badda (FAL 1965).

    5.Borotokoolkii 1978 ee la xiriira Heshiiska Caalamiga ah ee Badbaadada Nolosha Badda ee 1974 (SOLAS Borotokoolka 1978).

    6.Borotokoolkii 1988 ee la xiriira Heshiiska Caalamiga ah ee Badbaadada Nolosha Badda ee 1974 (SOLAS Borotokoolka 1978).II. Ilaalinta Deegaanka Badda iyo Magdhowga Dikhowga.Axdiga Caalamiga ah ee Iskaashiga, U-diyaargarowga iyo Ka Jawaabta Wasakhowga Saliideed (OPRC), 1990

    8.Axdiga Caalamiga ah ee Aasaasidda Sanduuqa Caalamiga ah ee Magdhowga Waxyeelada Wasakheynta Shidaalka, 1992.

    9.Baratakoolka 1992 ee Wax ka Bedelka Mas’uuliyadda Waxyeellada Wasakhowga Saliideed.

    10.Borotokoolkii 1997 ee wax-ka-beddelka Heshiiska Caalamiga ah ee Ka Hortagga Wasakhowga Maraakiibta ee 1973, sida uu wax uga beddelay Borotokoolkii 1978 ee la xiriira heshiiskaas (MARPOL PROT 1997).III. Amniga iyo Badqabka Badaha

    11.Heshiiska Caalamiga ah ee Ka Hortagga Falalka Sharci Darrada ah ee Ka Dhanka ah Badqadbka Socdaalka (SUA 2005)

    12.Axdiga Caalamiga ah ee Nairobi ee Ku Saabsan Ka Saarista Burburka Maraakiibta, 2007

    13.Baratakoolka Heshiiska Caalamiga ah ee Ka Hortagga Falalka Sharci Darrada ah ee Ka Dhanka ah Badqadbka Socdaalka (SUA 2005)

    14.Borotokoolka Ku Saabsan Mudnaanta iyo Xasaanadaha Ururka Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Dayax-gacmeedka Guurguura (International Mobile Satellite Organization – IMSO), iyo wax ka beddelkiisa.

    Ku biirista heshiisyadan caalamiga ah waxay qayb ka tahay howlaha hortabinta u leh Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, waxayna si buuxda ula jaanqaadaysaa qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee DanQaran iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (National Transformation Plan – NTP).

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleLaftagareen oo ku dhawaaqay inaysan jirin wax qorshe dib u heshiisiin ah oo ka jira Koonfur Galbeed
    Next Article Xog: Xasan Sheekh oo Magacaabay Taliyaha Ururka 17-aad Ciidanka Xoogga Dalka ee Boosaaso
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d