Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Soomaaliya oo Heegan u Gashay Khatarta El Niño: Wasiir Maareeye iyo Refugees International oo…
    LATEST NEWS

    Soomaaliya oo Heegan u Gashay Khatarta El Niño: Wasiir Maareeye iyo Refugees International oo…

    Banaadir24By Banaadir249 August 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hay’adda Refugees International (RI), oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha RI, Mudane, Jeremy Konyndyk, iyo Mudane, Abdullahi Halakhe.

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga, sugnaanta cuntada, adkeysiga bulshada iyo sidii maalgashiga beeraha loogu adeegsan lahaa soo kabashada hab nololeedyada iyo xalalka waara oo loogu talagalay dadka barakacayaasha ah.

    Sidoo kale, waxaa si gaar ah looga hadlay kulanka u diyaar garowga khataraha ka dhalan kara El Niño, gaar ahaan daadadka, roobabka xad dhaafka ah, waxyeellada dalagyada iyo barakaca bulshada, Wasiirka ayaa ka hadlay muhiimadda Systemka hore-u- diggidda, maaraynta biyaha, waraabka iyo Beeraha u Adkaysta Isbeddelka Cimilada si loo yareeyo saameynta musiibooyinka loona ilaaliyo wax soosaarka beeraha.

    Kulanka ayaa la isku soo hadal qaaday maalgelinta beeraha, horumarinta silsiladaha qiimaha, kaabayaasha miyiga iyo abuurista fursado shaqo kaasoo loogu talagalay dhalinyarada iyo haweenka, iyadoo la xoojinaayo iskaashiga caalamiga ee lagu taageerayo la qabsiga isbeddelka cimilada, soo kabashada hab nololeedyada iyo dhismaha nidaam cunto oo adkeysi leh.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal Culus oo Ka Qarxay Shabeellaha Dhexe, Al-Shabaab oo Weerar Ku Qaadday Ciidanka Xoogga
    Next Article Xasan Sheekh oo Dharbaaxo Kala Kulmay Reer Galbeedka, Dhaqaale Lagu Sii Hayo Ciidamada Shisheeye oo…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    By Banaadir248 November 20260

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d