Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh ku casuumay mucaaradka oo fashil ku dhow
    LATEST NEWS

    Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh ku casuumay mucaaradka oo fashil ku dhow

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor4 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa fashil ku dhow gogoshii wadatashiga ahayd ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka, taas oo lagu waday inay qabsoonto 10-ka bishan May.

    Inkastoo weli aysan si rasmi ah uga jawaabin casuumaadda Madaxweynaha mucaaradka, haddana waxaa isa soo taraya calaamado muujinaya in kulankaasi uusan u dhici doonin sidii loo qorsheeyay. Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu 9-ka May u safro dalka Jabuuti si uu uga qeyb galo xafladda caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay, Ismaaciil Cumar Geelle.

    Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa qorsheynaya inuu inta u dhaxaysa 10-ka ilaa 12-ka May ka qeyb galo shir madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Safarradan is xiga ayaa si weyn u wiiqaya suuragalnimada qabsoomidda gogoshii uu horay ugu baaqay.

    Ilaa iyo hadda, Villa Soomaaliya si rasmi ah ugama hadlin in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka baaqan doono shirka Nairobi si uu mudnaan u siiyo wadahadallada mucaaradka, balse haddii uu ka qeyb galo shirkaasi, waxaa muuqata in gogoshii la iclaamiyay ay dib u dhac weyn la kulmi karto ama gebi ahaanba fashilmi karto.

    Dhanka kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya in siyaasiyiinta mucaaradka ay u badan tahay inay qaadacaan ka qeyb galka gogosha, iyagoo ku eedeynaya Madaxweynaha inuu qaaday tallaabooyin la xiriira arrimaha doorashooyinka oo aysan ku qanacsaneyn, isla markaana uu ka dhega adeegay dalabaad ay horay u gudbiyeen.

    Mucaaradka ayaa horey u dalbaday in la joojiyo go’aanno ay ku tilmaameen kuwo hal dhinac ah, kuwaas oo la xiriira hannaanka doorashooyinka iyo jihada siyaasadeed ee dalka, balse weli wax jawaab ah kama aysan helin madaxtooyada.

    Xaaladdan ayaa muujineysa caqabado hor leh oo ku yimid dadaalladii lagu doonayay in la isu keeno dhinacyada siyaasadda dalka, iyadoo indhaha lagu hayo sida ay wax u kala bixi doonaan maalmaha soo socda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXog:- Diyaarad sidday hub culus oo kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
    Next Article Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo maanta ku wajaha Turkiga & xog laga helay
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d