Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sawirro:- Taliyaha Ciidanka xoogga oo safar dhulka ah ku tegay Degmada Bardaale iyo Degaanka Owdiinle
    LATEST NEWS

    Sawirro:- Taliyaha Ciidanka xoogga oo safar dhulka ah ku tegay Degmada Bardaale iyo Degaanka Owdiinle

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor21 April 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Taliyaha Taliska Tababarka XDS S/Guuto Axmed Ciise Axmed iyo Saraakiil Ka tirsan Ciidanka XDS ayaa Socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Bardaale iyo degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay.

    Ujeedka Safarka Taliyaha Ciidanka XDS ayaa daarnaa in loo kuur galo Xalaada Geesiyaasha Ciidanka Degaanka ee ku sugan Degmada Bardaale.

    Taliyaha ayaa kormeeray Xeradii Gaaska Ciidamda Bardaale halkaas oo Ay ka howlgali jireen Guutooyinka Ciidamada Lugta iyo Madaafiicda Ciidanka XDS.
    Gen.Ibraahim Maxamed oo Goobta ka hadlay ayaa taabtay Muhiimada ay Ciidan ka Xoogga Dalka u leedahay Xerada Gaaska Bardaale iyo sida ay u tahay Goob Istaraatiiji ah .
    Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa dhinaca inta uu Kormeerkan socday la kulmay Hormuudka Ciidanka degaanka isagoona u balan qaaday Garab Istaagga Ciidanka Xoogga Dalka si loo daboolo Baahiyaadka jira .
    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degaanada Maamulka Koonfur galbeed ka wada Dardargalinta Howlgalada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab, iyada oo todobaadyadii la soo dhaafay ciidamada xoogga dalka ay degaano dhowr ah la wareegeen.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCabdiraxmaan Cabdishakuur” Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ku socdaa waddo hore loogu fashilmay”
    Next Article Maamulka Waqooyi Bari oo dacwad ka gudbiyay Wakiilka QM ee Soomaaliya
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d