Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sawirro:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti iyo xogta safarkiisa
    LATEST NEWS

    Sawirro:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti iyo xogta safarkiisa

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor11 March 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay.

    Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu ku sugan yahay dalka Jabuuti, waxa uu la kulmi doona, dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka arrinsan doonaan xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Gobolka, gaar ahaan danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya Labada Jamhuuriyadood.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal uu ku geeriyooday Nin la dhashay xildhibaan Xaadoole oo ka dhacay…
    Next Article Somaliland oo qaylo dhan kasoo saartay halis kusoo wajahan & Warbaahinta Israa’iil oo…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    By Banaadir2411 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) —Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaaddiniin Soomaaliyeed ah,…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    • Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d