Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    LATEST NEWS

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    Banaadir24By Banaadir2411 November 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Muqdisho (Banaadir24) —Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaaddiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo muddo dheer ku dhibaataysnaa xabsiyada ku yaalla dalka Liibiya.

    Soo dhoweynta muwaaddiniintan ayaa waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadam, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo wakiillo ka socday Midowga Yurub, Hay’adda Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) iyo Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM).

    Agaasimaha Caafimaadka Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Saadiya Maxamed Macallin Xasan, ayaa xaqiijisay in 171-ka muwaadin loo sameyn doono baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran, si loo qiimeeyo xaaladdooda caafimaad loona ogaado baahiyaha caafimaad ee ay qabaan.

    Wasiirka Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji ayaa sheegey in fiiro gaar ah la siin doono muwaadiniinta qaba baahiyaha gaarka ah, si loo xaqiijiyo helitaankooda adeegyo caafimaad oo ku habboon, badqabkooda iyo daryeel guud oo waafaqsan baahiyahooda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    Next Article Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    By Banaadir2411 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Kolonyo milateri oo ka tirsan ciidamada Uganda ee Midowga Afrika (UPDF), kuwaas…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe
    • 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    • Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d