LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Magacaabis cusub sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda si loo dardargaliyo hawlihii socday.

Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobada 119-aad, farqada (D) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay agaasimeyaasha hoos ku xusan.

1- Mudane Dr Cabdinaafic Axmed Cabdullaahi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

2- Mudane Ibraahim Aadan Ibraahim
Agaasimaha Guud ee Shaqaalaha iyo Taakuleynta Wasaaradda Diinta iyo Arrimaha Islaamka.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *