Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Natiijada doorashooyinkii Koonfur Galbeed oo la shaaciyay & Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo..
    FEATURED

    Natiijada doorashooyinkii Koonfur Galbeed oo la shaaciyay & Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo..

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor14 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada kuraasta ay kala heleen ururrada siyaasadeed ee ka qaybgalay doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka dhacay deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Natiijadan ayaa muujinaysa isbeddel siyaasadeed oo weyn, iyadoo ururro badan ay ku tartameen doorashooyinka, halka qaar kalena ay heleen taageero ballaaran oo shacabka ah.

    Ururka siyaasadeed ee JSP oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa noqday ururka ugu kuraasta badan Golaha Wakiillada, isagoo helay 51 kursi.

    Sida Ay U Kala Heleyn Kuraasta
    Guddiga Doorashooyinka ayaa sheegay in kuraasta Golaha Wakiillada ay ururradu u kala heleen sidan:

    JSP – 51 kursi

    NPU – 14 kursi

    Karaama – 11 kursi

    SINCAD – 6 kursi

    Towfiiq – 4 kursi

    Tiir – 3 kursi

    Waaberi – 1 kursi

    Madalsan – 1 kursi

    Muwaadiniinta Soomaaliyeed – 1 kursi

    Saab – 1 kursi

    Dhalinyarada Talo Qaran – 1 kursi

    Ramaas – 1 kursi

    Natiijadan ayaa muujinaysa in ururka JSP uu si weyn uga sarreeyay ururrada kale ee tartanka ku jiray, iyadoo NPU iyo Karaama ay galeen kaalmaha labaad iyo saddexaad.

    Doorashada Qof iyo Cod
    Doorashooyinkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu hirgelinayo nidaamka dimuqraadiyadda iyo doorashada qof iyo cod ee Soomaaliya, taas oo shacabka siinaysa fursad ay si toos ah ugu doortaan wakiilladooda siyaasadeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSawirro:- Ciidamo ka tirsan Dowladda oo u goostaya Ciidanka Laftagareen
    Next Article Taliye Guuto oo ku dhintay dagaalka Baydhabo & xaaladda oo kacsan
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d