Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Muwaadin Somaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika, muuqaal naxdin leh oo la baahiyay
    DUNIDA

    Muwaadin Somaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika, muuqaal naxdin leh oo la baahiyay

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor27 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo burcad hubeysan ah ay dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada ku nool dalkaas, xilli uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi.

    Alle ha u naxariistee, marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Mukhtaar Cumar ayaa lagu dilay deegaanka Strand oo hoos taga magaalada Cape Town, kadib markii koox hubeysan ay weerar ku qaadeen dukaankiisa. Wararka ayaa intaas ku daraya in raggii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen, iyadoo ilaa hadda aan la shaacin cid loo qabtay falkaas.

    Dhacdadan ayaa noqotay mid si weyn uga naxdin gelisay jaaliyadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ganacsatada ku sugan deegaannada hoos yimaada Strand, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka jireen falal amni darro iyo weerarro lagu bartilmaameedsanayo ajaanibta ganacsatada ah.

    Sidoo kale, baraha bulshada ayaa si ballaaran loogu faafiyay muuqaal muujinaya muwaadinka oo lagu hor tooganayo albaabka dukaankiisa, taas oo sii kordhisay welwelka laga qabo amniga ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaas. Dad badan ayaa ku tilmaamay muuqaalka mid argagax leh oo muujinaya heerka halista ee ay wajahayaan dadka ajaanibta ah.

    Bishan gudaheeda oo kaliya ay ugu yaraan toddobo muwaadiniin Soomaaliyeed lagu dilay deegaannada hoos yimaada magaalada Cape Town, taas oo sare u qaadaysa tirada dhimashada ee la xiriirta falalka burcadda.

    Khubarada arrimaha amniga ayaa sheegaya in duubista muuqaal toos ah oo lagu fulinayo dilalka noocan ah ay tahay arrin cusub oo khatarteeda leh, isla markaana loo fasiran karo fariin cabsi gelin ah oo ay dirayaan kooxaha burcadda hubeysan, si ay u muujiyaan awooddooda uguna sii baahiyaan cabsi bulshada dhexdeeda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Puntland oo tegay Magaalada Badhan, iyada oo laga diidan yahay
    Next Article Sacuudi Carabiya oo Dil Toogasho ku Xukuntay 200 Dhalinyaro Itoobiyan ah
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    By Banaadir248 November 20260

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d