Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Muddo Xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Rasmi Ah U Dhammaaday
    LATEST NEWS

    Muddo Xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Rasmi Ah U Dhammaaday

    Banaadir24By Banaadir2415 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 15-ka May 2026 ku eg muddo xileedkii dastuuriga ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud, iyadoo dalka uu wajahayo xaalad siyaasadeed oo aad u xasaasi ah.

    Mucaaradka dowladda Federaalka, qaar kamid ah maamul goboleedyada iyo siyaasiyiin hore ayaa muddooyinkii dambe si isdaba joog ah u sheegayay in muddo xileedka madaxweynaha uu si rasmi ah maanta u dhammaanayo, islamarkaana aan la aqbali doonin muddo kororsi aan heshiis siyaasadeed lagu dhisin.  

    Doodda ugu weyn ayaa ka taagan sharciyadda sii joogitaanka dowladda, maadaama aan weli la isku raacin hannaan doorasho oo mideysan. Dowladda Federaalka ayaa dhankeeda horay u sheegtay inay waddo qorshaha doorasho qof iyo cod ah, halka mucaaradka iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada ay ku baaqeen shir siyaasadeed loo dhan yahay si xal looga gaaro kala guurka siyaasadeed.  

    Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane ayaa waxaa ka socdaan dadaallo ay wadaan wakiillo caalami ah oo lagu doonayo in looga hortago qalalaase siyaasadeed iyo isku dhac ka dhasha muranka doorashooyinka.

    Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka helnay ilo ku sugan goobta uu shirku ka socdo ayaa waxay sheegayaan in dhinacyada dowladda iyo mucaaradka ay isku soo dhawaanayaan islamarkaana ay ka heshiiyeen waxyaabaha qaar halka maanta loo balansanyahay inuu shirku sii socdo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleKulamadii Xalane oo Xasaasi Noqday, Dhinacyada oo Iskugu Soo Dhowaaday Qaar ka Mid ah Qodobada
    Next Article Guddoomiyihii hore ee Ufayn oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d