Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Kulamadii Xalane oo Xasaasi Noqday, Dhinacyada oo Iskugu Soo Dhowaaday Qaar ka Mid ah Qodobada
    LATEST NEWS

    Kulamadii Xalane oo Xasaasi Noqday, Dhinacyada oo Iskugu Soo Dhowaaday Qaar ka Mid ah Qodobada

    Banaadir24By Banaadir2415 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wada-hadallada ka socda xerada Xalane ayaa galay marxalad xasaasi ah kadib kulan galabta dhexmaray dhinacyada siyaasadda Soomaaliya, kaas oo la sheegay inuu yeeshay dood adag iyo is mari-waa qaatay saacado badan.

    Sida ay ogaatay Banaadir24 Online, wakiillada beesha caalamka ayaa si toos ah ugu lug yeeshay kulanka, iyagoo isku dayay inay labada dhinac ku riixaan tanaasul iyo isu soo dhowaansho ku saabsan qodobada la isku hayo.

    Wararka la helayo ayaa sheegaya in qaar kamid ah qodobadii muranka dhaliyay laga gaaray is faham hordhac ah, inkastoo wali ay jiraan arrimo waaweyn oo aan xal kama dambeys ah laga gaarin. Labada dhinac ayaa sidoo kale isku raacay in aan warbaahinta loo gudbin xogta gudaha ee wada-hadallada inta ay socdaan.

    Ilo xog ogaal ah oo labada dhinac ah ayaa Banaadir24 Online u sheegay inay muuqato rajo laga qabo horumar siyaasadeed, balse aysan hadda diyaar u ahayn inay bixiyaan faahfaahin dheeraad ah.

    Kulamo kale ayaa lagu wadaa in ay sii socdaan maanta duhurkii, iyadoo la filayo in wada-hadalladu qaataan laba illaa saddex saacadood.

    Dhanka kale, waxaa jira warar hoose oo sheegaya in dalalka Reer Galbeedka ay wadaan dadaallo xooggan oo looga hortagayo kala tag buuxa ama fashil ku yimaada wada-hadalladan, iyagoo soo bandhigay hindise cusub oo lagu doonayo in dhinacyada lagu qanciyo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaamulka Laftagareen oo war culus soo saaray kadib arrin ay sameysay Dowladda Federaalka
    Next Article Muddo Xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Rasmi Ah U Dhammaaday
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d