Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Mucaaridka oo Muqdisho ka wada qorshe doorasho cusub ka hor dhammaadka muddo-xileedka Madaxweynaha
    LATEST NEWS

    Mucaaridka oo Muqdisho ka wada qorshe doorasho cusub ka hor dhammaadka muddo-xileedka Madaxweynaha

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor4 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mucaaridka dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u guda-galay dood ku saabsan nooc doorasho oo cusub, kaas oo lagu tilmaamay mid “dhexe” oo ka duwan labadii nidaam ee horey loo soo maray—doorashadii dadbaneyd ee sanadkii 2022 iyo nidaamka “qof iyo cod” ee uu doonayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.

    Kulanka mucaaridka oo maanta ka socda caasimadda ayaa diiradda lagu saaraya sidii loo heli lahaa hannaan doorasho oo ay ku mideysan yihiin dhinacyada siyaasadda dalka, iyadoo la tixgelinayo duruufaha amni, siyaasadeed iyo farsamo ee haatan jira. Wararka ayaa sheegaya in siyaasiyiinta mucaaridka ay isku dayayaan inay ka soo saaraan kulankooda hal aragti oo mideysan, si ay ugu gudbiyaan ergada Beesha Caalamka ee ku howlan dhexdhexaadinta.

    Hindisaha cusub ee mucaaridka ayaa la sheegay inuu noqon karo isku dhaf u dhexeeya doorasho dadban iyo mid dadweyne, taas oo lagu qancin karo dhinacyada kala duwan ee siyaasadda. Qorshahan ayaa ujeedkiisu yahay in laga fogaado khilaaf hor leh oo sababi kara dib u dhac ku yimaada geeddi-socodka doorashooyinka dalka.

    Ilo ku dhow kulanka ayaa sheegaya in nooca doorasho ee laga doodayo uu siinayo door muuqda dowlad-goboleedyada iyo odayaasha dhaqanka, isla markaana uu furayo waddo u suurtagelin karta in mustaqbalka loo gudbo nidaam qof iyo cod ah.

    Ergada Beesha Caalamka, oo maalmahan waday kulamo kala duwan oo ay la yeesheen Madaxweynaha iyo mucaaridka, ayaa si cad u muujiyay walaacooda ku aaddan waqtiga kooban ee harsan ka hor dhammaadka muddo-xileedka Madaxweynaha oo ku eg 15-ka May.

    Waxay dhinacyada siyaasadda ku boorriyeen inay si degdeg ah u bilaabaan wadahadallo wax ku ool ah, isla markaana ay ku heshiiyaan hannaan doorasho oo la isla oggol yahay si looga fogaado qalalaase siyaasadeed.

    Mucaaridka ayaa la filayaa inay maanta ama maalmaha soo socda ku dhawaaqaan go’aan mideysan oo ku saabsan nooca doorasho ee ay taageersan yihiin. Haddii ay ku guuleystaan inay hal aragti isku raacaan, waxay taasi sahli kartaa in wadaxaajoodyo rasmi ah lala yeesho dowladda Federaalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal Ciidamada Puntland iyo Daacish dhex-maray iyo khasaaro ka dhashay
    Next Article Nin Ganacsade ah oo Aano qabiil loogu dilay degaano ka tirsan Maamulka Puntland
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d