Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Nin Ganacsade ah oo Aano qabiil loogu dilay degaano ka tirsan Maamulka Puntland
    LATEST NEWS

    Nin Ganacsade ah oo Aano qabiil loogu dilay degaano ka tirsan Maamulka Puntland

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor4 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Bari ee degaannada Puntland, halkaas oo koox hubeysan ay ku dishay ganacsade lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Shire (Muqdar).

    Marxuumka ayaa la sheegay in lagu toogtay gudaha goobtiisa ganacsi, xilli uu ku guda jiray howl maalmeedkiisa. Sida ay sheegeen ilo kala duwan oo deegaanka ah, kooxdii falka geysatay ayaa si degdeg ah uga baxsatay goobta, ka hor inta aysan halkaasi gaarin ciidamada ammaanka ee magaalada Qardho.

    Ilo ku dhow dhow dhacdada ayaa tilmaamay in dilkan uu salka ku hayo khilaaf hore oo la xiriiray muran dhuleed, kaas oo muddooyinkii dambe ka taagnaa duleedka magaalada. Khilaafkaas ayaa la sheegay inuu u dhexeeyay maleeshiyaad hubeysan, islamarkaana ugu dambeyn isu beddelay fal gacan ka hadal ah oo sababay dhimashada ganacsadaha.

    Dad aqoon u lahaa marxuum Maxamed Axmed Shire ayaa ku tilmaamay nin ganacsade ah oo sumcad ku lahaa bulshada dhexdeeda, isla markaana lagu yaqaanay dabeecad daggan iyo xiriir wanaagsan oo uu la lahaa dadka deegaanka.

    Ilaa iyo hadda ma jirto war rasmi ah oo kasoo baxay hay’adaha ammaanka Puntland oo ku aaddan cidda ka dambeysay dilkan, iyo in la qabtay dambiilayaashii falka geystay. Sidoo kale, lama xaqiijin tallaabooyinka ay qaadi doonaan laamaha ammaanka ee Qardho si wax looga qabto xaaladda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMucaaridka oo Muqdisho ka wada qorshe doorasho cusub ka hor dhammaadka muddo-xileedka Madaxweynaha
    Next Article Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d