Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Maxaa looga hadlay Kulankii Golaha Wasiirada ee maanta?
    LATEST NEWS

    Maxaa looga hadlay Kulankii Golaha Wasiirada ee maanta?

    Banaadir24By Banaadir2410 September 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, waxqabadka Xukuumadda iyo Warbixin la xiriirta Sumadda Qaranka Soomaaliya.

    Kulanka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Golaha looga dhageystay warbixinno faahfaahsan oo ay soo jeediyeen Wasaaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga, kuwaas oo ku saabsanaa xaaladda amni ee guud ahaan dalka.

    Wasaaradaha  ayaa warbixintooda ku  sheegay in ciidamada qaranku guulo muhiim ah ka gaareen dagaalladii ka dhanka ahaa Khawaarijta, kuwaas oo ka dhacay qaar ka mid ah gobollada dalka, isla markaana lagu dilay tiro ka mid ah horjoogayaashii Khawaariijta ee maleegayay dhagarta iyo dhibaateynta shacabka Soomaaliyeed, ayna kordheen tirada isdhiibayaasha iyo maxaabiista laga qabqabtay Khawaariijta.

    Sidoo kale, Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan dib-u-eegista iyo qiimeynta waxqabadka Xukuumadda DanQaran, iyada oo Xukuumaddu ay gashay sanadkeedii shanaad ee ay u adeegayso shacabka Soomaaliyeed, si loo qiimeeyo horumarka laga gaaray qorshayaashii iyo waajibaadkii loo igmaday.

    Shirka Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlay warbixin ku saabsan Sumadda Qaranka, taas oo ay si wadajir ah usoo jeediyeen Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

    Ra’iisul Wasaare Mudane Xamsa ayaa bogaadiyay shaqada ay hayaan guddiga Summadda Qaranka , isaga oo xusey in ay muhiimad weyn leedahay iswaafaqinta iyo hagaajinta astaamaha qaran, si dhammaan hay’adaha dowladda ugu suurtogasho u adeegsiga calaamado iskumid ah.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale ammaanay wasaaradda amniga iyo Wasaaradda Gaashaandhigga  xaqiijinta amniga guud ahaan dalka oo maraya heer lagu diirsado.

    “Qof aan hub la’aan socon karin ma leh caasimadda, hub lagu xaragoodo ma doonayno, hubka la wato kaliya waa in uu noqdaa mid hawlgal amni lagu xaqiijinayo, ciddii kale ee hub wadata waa in la marsiiyaa habraacyadii amniga” ayuu faray laamaha amniga Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la hadlayay Golaha Wasiiradda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSanbaloolshe oo ka hadlay dilka Axmed Shire iyo rag hore sidaan oo kale loogu dilay Shabeellaha Dhexe
    Next Article Turkiga oo lagu eedeeyay duqeyn culus oo ka dhacday duleedka Baydhabo
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d