LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Iran oo weerartay saldhigga Amiir Sultan ee Sacuudiga

Saldhigga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Prince Sultan Air Base (PSAB) ee ku yaal Al-Kharj, oo u dhow caasimadda Riyadh, ayaa waxaa ak dhacay weerarro isdaba joog ah oo gantaallo iyo kuwa aan duuliyaha lahayn oo ka yimid Iran.

Saldhiggan ayaa waxaa ku sugan diyaarado badan oo laga leeyahay dalka Mareykanka, iyadoo wasaaradda difaaca Sacuudiga ay sheegtay inay ka hortagtay ugu yaraan 10 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah, kuwaasi oo ku sugnaa gobolka Riyaad iyo gobolka Bari.

Wakaaladda wararka ee Iran ee Fars ayaa sheegtay in ay gantaallada salvo ah ku gantay saldhiga.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *