Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Iiraan oo Dil ku Fulisay Nin Lagu Helay Basaasnimo oo u Shaqeynayay Israa’iil
    DUNIDA

    Iiraan oo Dil ku Fulisay Nin Lagu Helay Basaasnimo oo u Shaqeynayay Israa’iil

    Banaadir24By Banaadir2418 March 2026Updated:18 March 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Iiraan ayaa sheegtay inay fulisay xukun dil ah oo lagu riday nin lagu helay inuu u basaasayay Israa’iil, sida ay shaacisay hay’adda garsoorka dalkaasi 18-ka Maarso. Tani ayaa noqoneysa fulintii ugu horreysay ee noocan ah ee si rasmi ah loo shaaciyo tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Iiraan, Israa’iil iyo Maraykanka.

    War lagu daabacay barta Mizan Online ayaa lagu sheegay in xukunka dilka ah ee lagu riday nin lagu eedeeyay inuu la shaqeynayay sirdoonka Israa’iil la fuliyay subaxnimadii maanta. Ninkan ayaa la sheegay inuu siiyay saraakiisha sirdoonka xog iyo sawirro la xiriira goobaha xasaasiga ah ee dalka.

    Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Kouroush Keyvani, waxaana la xiray xilligii uu socday dagaal 12 maalmood socday oo u dhexeeyay Iiraan iyo Israa’iil bishii Juun. Intii uu socday dagaalkaasi, Maraykanka ayaa si kooban ugu biiray duqeymo lagu bartilmaameedsaday xarumaha nukliyeerka ee Iiraan.

    Warbixinta ayaa sidoo kale sheegtay in ninkan uu kulammo la yeeshay saraakiil ka tirsan hay’adda sirdoonka Israa’iil, isla markaana uu tababar ku soo qaatay lix dal oo Yurub ah iyo magaalada Tel Aviv.

    Dhinaca kale, 28-kii Febraayo, Israa’iil iyo Maraykanka ayaa weerarro ku qaaday gudaha Iiraan, kuwaas oo lagu dilay hoggaamiyaha sare ee dalkaasi, Ayatollah Ali Khamenei, isla markaana horseeday dagaal kale oo si degdeg ah ugu faafay gobolka Bariga Dhexe.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXog: Xubno ka tirsan Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo iscasilaya
    Next Article Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed oo lagu xayiray Garoonka Aadan-Cadde
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d