Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » IGAD oo war kasoo saartay wada-hadalladii fashilmay kuna baaqday…
    LATEST NEWS

    IGAD oo war kasoo saartay wada-hadalladii fashilmay kuna baaqday…

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor17 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweysay wadatashiyadii siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka, intii u dhexeysay 13 illaa 15 May 2026.

    War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta IGAD ee magaalada Djibouti ayaa lagu sheegay in ururku uu si dhow ula socday natiijada kulamadii wadatashiga ahaa ee lagu qabtay Muqdisho, isla markaana uu bogaadiyay sida ay dhinacyadu u muujiyeen diyaar garowga wada hadal iyo isu soo dhowaansho siyaasadeed.

    IGAD waxay sheegtay in wadahadallada noocan oo kale ah ay muhiim u yihiin xallinta khilaafaadka jira iyo dhisidda jawi siyaasadeed oo loo dhan yahay, iyadoo ku boorrisay dhammaan dhinacyada Soomaalida inay sii wadaan wada xaajoodyada si nabad iyo is afgarad lagu gaaro.

    “Wadahadal joogto ah iyo ka qeybgal siyaasadeed oo waara ayaa lama huraan u ah ilaalinta xasilloonida Soomaaliya, xoojinta hanaanka dimuqraadiyadda, iyo horumarinta dowladnimada,” ayaa lagu yiri bayaanka IGAD.

    Ururku wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada qaranka, dhisidda kalsoonida shacabka, iyo horumarinta hay’adaha dowladda si loo xaqiijiyo mustaqbal xasilloon oo Soomaaliya yeelato.

    IGAD ayaa ugu dambeyn xaqiijisay inay si buuxda u taageersan tahay dadaallada ay Soomaalidu hoggaaminayaan ee lagu xoojinayo nabadda, amniga, dowlad dhiska, iyo hanaanka dowladnimo loo dhan yahay.

    Bayaankan ayaa imanaya xilli Soomaaliya ay wajahaysay dooddo siyaasadeed iyo dadaallo lagu raadinayo is afgarad qaran oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka, dastuurka iyo wadaagga awoodda siyaasadeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXiisad dagaal oo ka taagan Waqooyiga Beledweyne
    Next Article Shacabka Muqdisho oo tallaabo lama filaan ah qaaday & Burcad dadka dhici jirtay oo…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d