Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Heegan la geliyay laamaha Ammaanka Baydhabo, xilli doorashada soo dhowdahay
    LATEST NEWS

    Heegan la geliyay laamaha Ammaanka Baydhabo, xilli doorashada soo dhowdahay

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor30 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,  Maxamed Xuseen Xasan (John), ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah goobaha ay bulshada magaalada Baydhabo ku kulmaan, isaga oo ay wehliyaan saraakiil sare oo ka tirsan hay’adaha amniga.

    Kormeerkan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo xoojinta feejignaanta amni ee magaalada, gaar ahaan iyadoo lagu jiro marxalad xasaasi ah oo la xiriirta doorashooyinka soo socda. Wasiirka ayaa u kuurgalay xaaladda guud ee amniga, isaga oo qiimeyn ku sameeyay howlgalada ay wadaan ciidamada kala duwan ee ka howlgala Baydhabo.

    Intii uu socday kormeerka, Wasiirka ayaa warbixino ka dhageystay saraakiisha hoggaamineysa laamaha amniga, kuwaas oo faahfaahin ka bixiyay xaaladda amni, guulaha la gaaray iyo sidoo kale caqabadaha weli jira ee u baahan in wax laga qabto.

    Mudane Maxamed Xuseen Xasan (John) ayaa si gaar ah ugu ammaanay ciidamada amniga dadaallada ay ku bixiyaan sugidda nabadgelyada, isaga oo ku boorriyay inay sii laba jibbaaraan howlahooda si loo xaqiijiyo xasillooni waarta, isla markaana looga hortago falal kasta oo amni darro keeni kara.

    Sidoo kale, Wasiirka ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga ka dhexeeya hay’adaha amniga iyo bulshada rayidka ah, isagoo xusay in wada shaqeyn dhab ah ay fure u tahay sugidda amni buuxa.

    Ugu dambeyn, Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Koonfur Galbeed ay ka go’an tahay xoojinta amniga iyo ilaalinta nolosha iyo hantida shacabka, isla markaana la sii wadi doono kormeerada iyo dadaallada lagu xaqiijinayo nabadgelyada, gaar ahaan xilliyada doorashooyinka oo u baahan feejignaan dheeri ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAkhriso Magacyada: Al-Shabaab oo Goob Fagaaro ah ku toogtay Lix Ruux
    Next Article Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay Gobolka Mudug
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d