Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Hadal yaab leh oo kasoo yeeray Ra’iisul Wasaarihii hore xilli ay u xiranyihiin dad badan
    LATEST NEWS

    Hadal yaab leh oo kasoo yeeray Ra’iisul Wasaarihii hore xilli ay u xiranyihiin dad badan

    Banaadir24By Banaadir2428 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Waqtigeedu dhammaaday Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka tanasulaan nabadda ay maanta heystaan.

    Mudane Xamsa oo boqolaal shacabka reer Muqdisho kula hadlayay goob fagaara ah kadib munaasabaddii Ciidda ayaa si weyn ugu boorriyay shacabka ku dhaqan caasimadda in ay ku fara adaygaan amniga oo aan marnaba gacantooda laga bixin.

    “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha inay ka tanasulaan nabadda ay maanta heystaan, Dowladda Soomaaliyeedna waxay ogoshahay xoriyadda hadalka.”

    Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay ogoshahay xoriyadda hadalka, dhaliisha iyo mudaaharaad salmi ah in la qabto, dadkuna ay marqaati ka yihiin.

    Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in ciddii haysa aragti wanaagsan ay usoo bandhigto shacabka, isagoo tilmaamay in ay la shaqayn doonaan ciddii ay kalsoonida ummaddu raacdo, hadday heli waayaannaa ay la shaqeeyaan maamulka uu dadku doorto.

    Wuxuu xusay Ra’aysulwasaaruhu in uu xukunku ku jiro gacanta Alle cidduu doonana siiyo, ayna habboon tahay in dadka la weydiisto kalsooni sidii ay samayn jireen Asxaabtii Rasuulka CSW.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu dambayn ku baaqay in dadka xorriyadda loo daayo iyada oo aan dusha looga keenin xukun aysan ku qanacsanayn, wuxuuna siyaasiyiinta ugu baaqay in ay dadka weydiistaan codkooda iyagoo samaysanayo Xisbiyo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSAWIRRO:- Ciidamada Laftagareen oo helay Ciidamo cusub iyo Gaadiidka dagaalka
    Next Article Ciidamada Dowladda oo u ruqaansaday Dhuusamareeb iyo dagaal la…
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d