Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo la dhaariyay
    LATEST NEWS

    Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo la dhaariyay

    Banaadir24By Banaadir2416 July 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeybgalay kal fadhiga 1-aad kulankiisa 5-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa codsaday in la ansaxiyo lana dhaariyo xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhowaan uu magacaabay.

    Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey wasiirrada cusub, iyadoona la dhaariyey xubnaha wasiirrada oo uu dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Dr. Axmed Cali Muuse, xubnaha Golaha Wasiirrada ay si rasmi ah u dhaarteen, una ballanqaadeen inay si daacadnimo, hufnaan iyo xilkasnimo leh u gudan doonaan waajibaadka ka saaran u adeegidda shacabka iyo horumarinta Dowladda Koonfur Galbeed.

    Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ugu hambalyeeyey xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada xilka loo igmaday, isagoo ku boorriyey inay mudnaanta siiyaan dardargelinta adeegyada bulshada, adkeynta amniga, horumarinta dhaqaalaha, maamul wanaagga iyo hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee dowladda.

    Sidoo kale Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa xusay in Golaha Wasiirrada cusub laga filayo wadajir, isla-xisaabtan iyo hufnaan, si loo xaqiijiyo himilooyinka Dowladda Koonfur Galbeed iyo adeeg hufan oo shacabka lagu gaarsiiyo.

    Hogaamiyey Sheekh Aadan ayaa u mahadceliyey Gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada sida ay u aqbaleen ansixinta Xubnaha Golaha Wasiirrada si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee horyaala xukuumadda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Federaalka oo kala dirtay Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Guddoomiye cusubna magacaawday
    Next Article Khilaaf Cusub oo Qarxay: Gabeyre oo diiday Xilka qaadistii ay ku sameeyeen Golaha Wasiirada
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    By Banaadir2411 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa la sheegay inay habeenkii Isniinta duqeymo dhanka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya

    11 November 2026

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri
    • Al-Shabaab oo weerar dhiig badan ku daatay ka fulisay xadka Soomaaliya iyo Kenya
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d