Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo digniin kama dambeys ah la gaarsiiyey, Villa Somalia oo xaalad adag wajahaysa

    12 November 2026

    Fadeexad diblomaasiyadeed: 9 xubnood oo wafdi Soomaali ah oo la la’yahay

    12 November 2026

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dowladda Federaalka oo kala dirtay Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Guddoomiye cusubna magacaawday
    LATEST NEWS

    Dowladda Federaalka oo kala dirtay Guddigii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Guddoomiye cusubna magacaawday

    Banaadir24By Banaadir2416 July 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ee magacaabista Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee Rugta ganacsiga Soomaaliyeed, in uu noqdo Mudane Yaasiin Maxamuud Cibaar.

    Kulanka golaha oo uu shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu kala diray Gudigii hore ee Rugta Ganacsiga waxaanna uu Guddoomiyaha ku-meelgaarka ah diyaarin doonaa habraaca doorashada iyo dhisidda guddiga cusub muddo labo sano ah.

    Golaha Wasiirrada, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda amniga dalka iyada oo ay Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, soo bandhigtay howlgallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida dalka, iyo Baarista Hantid-dhowrka Qaranka ee Sanadaha 2024-2025.

    Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyey heshiisyo iyo habraacyo muhiim u ah Qaranka,kuwaas oo ay golaha usoo gudbiyeen Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran waxa ayna kala yihiin.

    1.    Habraaca isku xirka farriimaha dowladda xilliyada xaaladaha degdegga ah ee la xiriira falalka argagixisada.

    2. Hindise-Sharciyeedka Sharciga Dhismaha Hey’adda Dakhliga Qaranka.

    3. Heshiis is af-garad oo u dhexeeya Dowlaha Soomaaliya iyo Croatia, kuna saabsan Watashiyada Siyaasadeed ee labada dal.

    4. Heshiis is af-garad oo u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah iyo Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay  (UNDP).

    5. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga  kuna saabsan Horumarinta Iskaashiga Deegaanka ee labada dal.

    6. Axdiga Dhismaha Kooxda Istaraatiijiyadda Macdanta Afrika iyo Iskaashiga Horumarinta Macdanta Muhiimka ah.

    Ugu dambayn, kulanka golaha Wasiirrada ayaa darajada Safiirnimo u dallacsiiyey Mudane Shaafi Nuur Calas Faarax, halka Danjire Cabdifitaax Maxamed Ibraahim loo magacaabay Safiir.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDagaal qaraar oo ka dhacay Baydhabo & Wararkii ugu dambeeyay
    Next Article Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo la dhaariyay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo digniin kama dambeys ah la gaarsiiyey, Villa Somalia oo xaalad adag wajahaysa

    12 November 2026

    Fadeexad diblomaasiyadeed: 9 xubnood oo wafdi Soomaali ah oo la la’yahay

    12 November 2026

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo digniin kama dambeys ah la gaarsiiyey, Villa Somalia oo xaalad adag wajahaysa

    By Banaadir2412 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaya cadaadis diblomaasiyadeed oo xooggan, iyadoo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Fadeexad diblomaasiyadeed: 9 xubnood oo wafdi Soomaali ah oo la la’yahay

    12 November 2026

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo digniin kama dambeys ah la gaarsiiyey, Villa Somalia oo xaalad adag wajahaysa
    • Fadeexad diblomaasiyadeed: 9 xubnood oo wafdi Soomaali ah oo la la’yahay
    • Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday
    • Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…
    • Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d