Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Garaad Jaamac oo hadal culus tuuray & Ugaasyo jawaab kulul bixiyay
    LATEST NEWS

    Garaad Jaamac oo hadal culus tuuray & Ugaasyo jawaab kulul bixiyay

    Banaadir24By Banaadir2428 April 2026Updated:28 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madal uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay waxaa ka soo baxay aragtiyo kala duwan oo ku saabsan doorka ay Isimadu ku leeyihiin siyaasadda dalka, kaddib hadal uu jeediyay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

    Garaadka ayaa sheegay in laga doonayo Isimada dhaqanka inay ka fogaadaan ku milanka siyaasadda, isla markaana ay xoogga saaraan sidii ay dowladda Federaalka ugala shaqeyn lahaayeen horumarinta dalka. Hadalkiisa ayaa loo arkayay mid garab siinaya mowqifka madaxweynaha, xilli ay jireen talooyin hore oo Isimo kale u jeediyeen hoggaanka dalka.

    Isimo ka hor hadlay madasha, oo uu ku jiro Imaam Daahir Imaam, ayaa Madaxweynaha u soo jeediyay talooyin iyo naseexooyin ku aaddan in talada dalka la simo, islamarkaana laga fogaado in cid gaar ah loo xiro hoggaanka, iyagoo ku baaqay in laga heshiiyo hanaanka doorashooyinka.

    Si kastaba, hadalka Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa si degdeg ah falcelin kaga helay mid kamid ah Ugaasyadii goobta joogay, kaas oo si cad u diiday in Isimada lagu eedeeyo ka fogaanshaha siyaasadda. Ugaaskaas ayaa sheegay in Isimadu ay door muhiim ah ku leeyihiin talada dalka iyo dowlad-dhiska, isla markaana aysan jirin sabab ay uga harayaan arrimaha siyaasadda.

    Wuxuu sidoo kale xusay in isaga qudhiisu uu dhawaan  kala shaqeynayay dowladda Federaalka arrimo siyaasadeed, taasoo muujineysa in Isimada iyo siyaasadda aysan kala maarmin.

    Dooddan ayaa iftiimisay kala aragti duwanaanshaha ka dhex jira Isimada dhaqanka ee ku aaddan doorkooda siyaasadeed, iyadoo weli ay taagan tahay su’aasha ku saabsan halka ay ku egyihiin xuduudaha u dhexeeya dhaqanka iyo siyaasadda Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous Article10 Qodob Oo Xasaasi Ah Oo Ku Jiray Wareysigii Uu Bixiyay Madaxweyne Hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
    Next Article Siyaasi Caan ah oo sheegay in Dowladdu dil u qordheysay Sacdiyo Bajaaj
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d