Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ganacsiyo Soomaali leedahay oo lagu bililiqeystay dalka Kenya
    LATEST NEWS

    Ganacsiyo Soomaali leedahay oo lagu bililiqeystay dalka Kenya

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor20 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Eldoret ee dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacay dhacdooyin qalqal amni abuuray kadib markii mudaaharaadyo waaweyn ay ka dhaceen qaybo kamid ah dalka, kuwaas oo looga soo horjeeday sare u kaca qiimaha shidaalka iyo xaaladda dhaqaale ee sii adkaanaysa.

    Wararka laga helayo Eldoret ayaa sheegaya in maqaayad ay Soomaali leedahay ay weerar culus kala kulantay kooxo mudaaharaadayaal ah. Dadka mudaaharaadayay ayaa marka hore dhagaxyo ku weeraray maqaayadda, iyagoo jabiyay muraayadaha iyo qeybaha hore ee dhismaha.

    Kadib weerarkaasi, kooxahaasi ayaa gudaha u galay maqaayadda, halkaas oo ay ka geysteen bililiqo baahsan. Goobjoogayaal ayaa sheegay in alaabooyin badan iyo qalabkii ganacsiga la qaatay, iyadoo sidoo kale la burburiyay qeyb kamid ah hantidii taalay goobta.

    Ilaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee kasoo gaaray milkiilayaasha maqaayadda, hase yeeshee wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya inuu jiro burbur iyo khasaare dhaqaale oo weyn.

    Busia: Tuukamo Soomaali Ah Oo La Jabsaday
    Dhanka kale, magaalada Busia oo ku taalla xuduudda u dhaxeysa Kenya iyo Uganda ayaa sidoo kale laga soo sheegay falal bililiqo iyo jabsasho ah oo lala beegsaday ganacsato Soomaali ah.

    Wararka ayaa sheegaya in dhowr tuukamo oo ay Soomaalidu leedahay la jabsaday intii ay socdeen mudaharaadyada. Kooxo careysan ayaa la sheegay inay gudaha u galeen goobaha ganacsiga kadibna ay qaateen alaabooyin kala duwan.

    Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Busia ayaa walaac weyn ka muujiyay xaaladda amni darrada ah iyo weerarrada lagu bartilmaameedsanayo goobahooda ganacsi.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday War ka nixiyay Ganacsatada qaar iyo hadal-heyn ka dhalatay
    Next Article Sawirro:- Ciidamo iyo hub culus oo la geeyay Buuraha Cal-miskaad -cabsi soo wajahday…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d