Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Gaari & hub u lahaa mas’uul ka tirsanaa Maamulkii Laftagareen oo la dhacay
    LATEST NEWS

    Gaari & hub u lahaa mas’uul ka tirsanaa Maamulkii Laftagareen oo la dhacay

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor7 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Degmada Waajid oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha degmada Mohamed Moallim Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay fal sharci darro ah oo isugu jiray dhac, boob iyo handadaad hubeysan oo loo geystay gaari noociisu yahay Bolt, iyadoo sidoo kale lagu beegsaday shaqsiyaad rayid ah.

    Qoraal kasoo baxay maamulka degmada ayaa lagu sheegay in falkan uu yahay mid ka baxsan anshaxa bulshada, amniga iyo nidaamka dowladnimada, isla markaana uu dhaawac weyn ku yahay sumcadda iyo kala dambeynta degmada.

    Guddoomiyaha degmada ayaa xusay in maamulka uusan marnaba aqbali doonin falal noocan oo kale ah oo cabsi gelin iyo qalqal amni ku abuuraya bulshada deegaanka. Wuxuu sidoo kale tilmaamay in dhacdadan ay tahay mid u baahan in si degdeg ah looga jawaabo si loo ilaaliyo amniga shacabka iyo xasiloonida degmada.

    Maamulka Degmada Waajid ayaa ugu baaqay hay’adaha amniga ee kala duwan inay ka fogaadaan tallaabooyin ama falal keeni kara cawaaqib xumo iyo xaalado dhaawici kara kalsoonida shacabka iyo wada shaqeynta hay’adaha dowladda.

    Sidoo kale maamulka ayaa bulshada deegaanka ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadda iyo wada noolaanshaha, isla markaana ay garab istaagaan dadaallada lagu xaqiijinayo amniga, kala dambeynta iyo xasilloonida degmada.

    Ugu dambeyn, maamulka degmada ayaa caddeeyay in falalka noocan oo kale ah aysan niyad jabin doonin howlaha adeegga bulshada iyo waajibaadka maamulka ee ku aaddan horumarinta degmada iyo daryeelka shacabka

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAgaasimihii hore ee NISA oo ka hadlay khilaafka Villa Somalia & Galmudug
    Next Article Sawirro:- Booliska oo Muqdisho kusoo bandhigay Sawirrada Dhalinyaro ay ku Eedeeyeen inay…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si dhow ula safan Madaxweyne…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d