LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Dowladda Federaalka oo maamul cusub u magacowday degmada Diinsoor

Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dawladda FS ayaa maanta maamul cusub u magacowday degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Laga bilaabo maanta waxay wasaaraddu u magacaawday guddoomiyaha degmada Diinsoor Maxamed Nuur Shigshigoow halka guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda loo magacaabay Maxamed Aadan ibraahim.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *