Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Dhul Boob Maanta ka socdo Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho & walaac laga muujiyay
    LOCAL NEWS

    Dhul Boob Maanta ka socdo Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho & walaac laga muujiyay

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor13 April 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Burburin xooggan ayaa maanta ka socota xaafado ku dhow Garoonka Eng. Yariisow ee degmada Cabdicasiis, iyo sidoo kale xaafadda Alcadaala ee degmada Heliwaa, taas oo keentay cabsi iyo walaac soo food saaray dadka deegaanka.

    Wararka laga helayo goobahaasi ayaa sheegaya in ganacsato lagu eedeeyay inay dano gaar ah ka leeyihiin dhulkaasi ay keeneen cagafyo iyo shaqaale burburin wada, kuwaas oo bilaabay inay dumaan guryo iyo goobo ganacsi oo ku yaalla xaafadahaasi.

    Dadka deegaanka ayaa cabasho xooggan ka muujiyay burburinta, iyagoo sheegay in aan la siin ogeysiis ku filan ama waqti ay uga guuraan guryahooda. Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa ku eedeeyay ganacsatada inay dhibaato ku hayaan shacabka, iyagoo ku tilmaamay falka mid aan naxariis lahayn.

    Sidoo kale, wararka ayaa intaas ku daraya in ragga hogaaminaya burburinta ay wataan oggolaansho iyo saxiixyo ay ka heleen madax ka tirsan dowladda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin dukumiintiyadaasi.

    Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ay ku howlaneyd burburinta dhulalka dowladda ay degan yihiin Dadka Shacabka ah, iyada oo markaas kadib laga iibsanayay dad Ganacsato ah oo wata lacag farabadan, waxana arrintaasi walaac xoogan ka muujiyay Dadka Shacabka ah.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleGolaha Mustaqbalka oo Muqdisho ka billaabaya qorsho ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article Gabar Soomaaliyeed oo ku Geeriyootay Shil Gaari oo ka dhacay Koonfur Afrika
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d