Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ciidamadii Laftagareen Oo Gaaray Bardaale, Kuna Hanjabay Inay Qabsanayaan Baydhabo
    LATEST NEWS

    Ciidamadii Laftagareen Oo Gaaray Bardaale, Kuna Hanjabay Inay Qabsanayaan Baydhabo

    Banaadir24By Banaadir2422 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in ciidamadii Laftagareen ee horay ugu sugnaa deegaanka Awdiinle ay xalay soo gaareen magaalada Berdaale ee gobolka Bay.

    Dhaqdhaqaaqan cusub ee ciidamadan ayaa kusoo beegmaya xilli ay hore u soo baxeen muuqaallo kooban oo ay duubeen saraakiil la sheegay inay hoggaaminayaan ciidamadaas, kuwaas oo ka dhawaajiyay qorshayaal suuragal ah oo ay ugu ruqaansanayaan magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamo taageersan dowladda federaalka.

    Saraakiisha muuqaalka kasoo muuqday ayaa sidoo kale si dadban uga digay in xayiraado la saari karo dhaqdhaqaaqa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, arrintaas oo sii kordhin karta welwelka laga qabo saameynta ay ku yeelan karto isu socodka shacabka iyo howlaha gargaarka.

    Xaaladda guud ee gobolka Bay ayaa lagu tilmaamayaa mid aad u kacsan, iyadoo dadka deegaanka ay muujinayaan cabsi sii kordheysa oo la xiriirta kororka dhaqdhaqaaqa kooxaha hubeysan ee ku sugan qaybo ka mid ah gobolka. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyada milatari ay si xawli ah u kordhayaan, taasoo keentay walaac ku saabsan suurtagalnimada isku dhacyo hubeysan oo ka dhaca gudaha Baydhabo iyo nawaaxigeeda.

    Ma jiro wax war rasmi ah oo ilaa iyo hadda kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed ama dowladda federaalka oo si toos ah uga hadlaya dhaqdhaqaaqyada la sheegay, hase yeeshee indhaha ayaa si dhow loogu hayaa horumarka xaaladda, maadaama ay saameyn ku yeelan karto xasilloonida guud ee gobolka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleTrump oo kordhiyay xabad joojinta & War culus oo kasoo yeeray Iran
    Next Article Nin Dhaqtar ahaa oo lagu Afduubtay Magaalada Gaalkacyo
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d