Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ciidamada Puntland oo Go’doomiyay Burcad-badeeda Afduubatay laba Markab
    LATEST NEWS

    Ciidamada Puntland oo Go’doomiyay Burcad-badeeda Afduubatay laba Markab

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor2 May 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada ammaanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaaday tallaabooyin adag oo dhanka amniga ah, iyaga oo si buuxda u go’doomiyey kooxo burcad-badeed ah oo gacanta ku haya laba markab oo lagu kala magacaabo Honour 25 iyo Sward.

    Howlgalkan ayaa la sheegay inuu yahay mid qorsheysan oo looga hortagayo dhaqdhaqaaqyada burcad-badeedda iyo in la joojiyo sahay kasta oo gaarta kooxahaas.

    Wararka laga helayo ilo amni ayaa sheegaya in ciidamada dhulka ay si gaar ah u xireen marinadii sahayda iyo isku socodka, taasoo keentay in kooxaha burcad-badeedda ah ay la kulmaan cadaadis xooggan. Sidoo kale, waxaa la adkeeyey ilaalinta xeebaha si looga hortago in hub iyo dagaalyahanno cusub ay ku biiraan kooxaha markabada haysta.

    Markabka Honour 25, oo hore loogu haystay xeebaha degmada Banderbayla, ayaa la soo sheegayaa in loo dhaqaajiyey dhanka gobolka Nugaal, halkaas oo uu weli ku sugan yahay xaalad go’doon ah.

    Dhanka kale, markabka Sward oo markii hore ku sugnaa aagga Garacad ayaa loo raray xeebaha Galmudug, iyadoo dhaq-dhaqaaqyadan loo arko isku day ay kooxaha burcad-badeedda ahi ku doonayaan inay kaga baxsadaan cadaadiska ciidamada.

    Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa tilmaamay in howlgalkan uu qayb ka yahay dadaallo ballaaran oo lagu ciribtirayo burcad-badeedda, kuwaas oo muddooyinkii dambe dib uga soo cusboonaaday qaybo ka mid ah xeebaha Soomaaliya.

    Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen in aan la oggolaan doonin in kooxahan ay helaan wax taageero ah, isla markaana la sii xoojin doono howlgallada ilaa laga soo afjarayo khatarta ay ku hayaan maraakiibta iyo ganacsiga badda.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamadii Laftagareen oo kasoo dhaqaaqay gobolka Gedo Iyo Wararkii ugu dambeeyay
    Next Article Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Maanta Go’aano culus ku dhawaaqaya
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d