Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LOCAL NEWS
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay…
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, isaga…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabanaysa shir aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirrada ah, kaas oo si weyn diiradda loogu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Daarusalaam ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay saddex nin oo lagu…
Urur Goboleedka IGAD ayaa soo dhoweysay wadatashiyadii siyaasadeed ee dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhexeeyay Dowladda Federaalka…
Xiisad colaadeed oo sii xoogeysanaysa ayaa laga soo sheegay deegaanka Jeereey oo dhaca waqooyiga magaalada Beledweyne, halkaas oo laba beelood…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu mushaar kordhin u sameeyay ciidamada dowladda,…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 83-guurada kasoo wareegatay aas-aaskii halyeeyadii…