Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Browsing: LATEST NEWS
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, kaas oo looga hadlay warbixinno kala duwan oo…
Taliyihii hore ee NISA, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa si adag u cambaareeyay dilka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka…
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo…
Warar cusub ayaa sheegaya in xiriirka u dhexeeya kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya iyo Xuutiyiinta Yemen uu sii xoogeysanayo, iyadoo la…
Dhaqdhaqaaqyo cusub oo ay wadaan dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay laga soo sheegay duleedka degmada Xarardheere ee…
Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la soo wariyay in lagu dilay qarax miino ah…
Waxaa soo baxaya warar murugo leh oo sheegaya in Axmed Shire Xuseen, oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, lagu…