Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xogo dheeraad ah oo laga helayo duqeyn lagu dhaawacay Jeneral Shub
    LATEST NEWS

    Xogo dheeraad ah oo laga helayo duqeyn lagu dhaawacay Jeneral Shub

    Banaadir24By Banaadir244 September 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan “Shub”, oo horey u soo noqday Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya, iyo saddex xubnood oo qoyskiisa ka tirsan ayaa dhaawacyo fudud ku soo gaaray duqeyn cirka ah oo lagu qaaday hoygiisa magaalada Doolow.

    Jeneraal Shub ayaa dhaawac ka soo gaaray jajabka birta ee wejiga, halka xaaskiisa iyo laba qof oo kale oo qoyskiisa ah ay soo gaareen dhaawacyo fudud. Waxaa la sheegay in Jeneraalka loo qaaday xarun ammaan ah oo ay maamulaan ciidamada Jubbaland, halkaas oo lagu daweynayo.

    Ilo amni ayaa sheegay in laba gantaal ay ku dhaceen afaafka iyo gudaha guriga Jeneraalka, kaas oo ku dhow garoonka diyaaradaha Doolow. Gantaal kale ayaa la sheegay inuu ku dhacay guriga guddoomiyaha degmada.

    Doolow waxay ku taallaa meel u dhow xuduudaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya, iyadoo deegaanka uu muddooyinkii dambe ka jiray xiisad siyaasadeed iyo mid amni oo u dhexeysa dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland.

    Ilo amni ayaa sidoo kale sheegay in diyaarado hawada laga maqlayay tan iyo galinkii dambe ee maanta, iyagoo ku andacooday in weerarka uu fuliyay drone ay Türkiye siisay Soomaaliya, kaas oo loogu talagalay hawlgallada la-dagaallanka argagixisada.

    Maamulka Koonfur Galbeed ee taageersan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa bayaan uu soo saaray ku eedeeyay diyaaradaha dagaalka ee Türkiga inay fuliyeen waxa uu ku tilmaamay isku day lagu khaarajinayay Jeneraal Shub, isagoo xaqiijiyay in Jeneraalka uu dhaawacmay.

    Eedeyntan ayaa kusoo biireysa eedeymo hore uga soo baxay garabka Laftagareen, kuwaas oo Türkiga ku eedeeyay inay faragelin ku sameyneyso khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha Soomaaliya, isla markaana ay taageereyso dowladda federaalk.

    Ilaa hadda, ma jiro xaqiijin madax-bannaan oo caddeyneysa cidda fulisay duqeynta ama nooca diyaaradda loo adeegsaday.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleLaftagareen oo war lama filaan ah kasoo saaray dagaalkii Baydhabo
    Next Article Soomaaliya oo guddoomisay shirkii ugu horreeyay ee Wasiirrada Ganacsiga dalalka ku midoobay hin dindisaha geeska Afrika
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    By Banaadir248 November 20260

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d