Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Xog:- Xildhibaan Sanbaloolshe oo diyaarinaya Ciidamo macawiisley ka hor 15 May
    LATEST NEWS

    Xog:- Xildhibaan Sanbaloolshe oo diyaarinaya Ciidamo macawiisley ka hor 15 May

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor30 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar iyo xog ay helayaan ilo kala duwan ayaa sheegaya in xaalad siyaasadeed oo xasaasi ah ay ka taagan tahay gudaha magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay in Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) uu ku biiray dhinaca mucaaradka.

    Xogaha soo baxaya ayaa sidoo kale tilmaamaya in ay jiraan warar sheegaya qorshe la xiriira in 15-ka May lagu wado dhaqdhaqaaq ciidan oo la xiriira maleeshiyaad Macawiisley ah oo laga soo kala abaabulayo beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu sheegay in loo adeegsanayo arrimo la xiriira ilaalinta ama ka hortagga tallaabooyin ay qaadeyso dowladda Federaalka. Hase yeeshee, arrimahan weli ma jiraan ilo madax-bannaan oo si rasmi ah u xaqiijiyay.

    Dhinaca kale, odayaasha dhaqanka beesha Xawaadle ayaa la sheegay inay dhawaan kulan ballaaran ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galayaan odayaal, waxgarad, dhalinyaro iyo aqoonyahanno. Kulankan ayaa lagu soo waramayaa in diiradda lagu saarayo wacyigelin iyo baaqyo nabadeed oo lagu diidan yahay in dhalinyaro hubeysan lagu dhex daro xiisado siyaasadeed.

    Odayaasha ayaa sida la sheegay ku adkeysanaya in laga fogaado wax kasta oo keeni kara qalalaase amni, isla markaana dhalinyarada Macawiisleyda laga reebo wax kasta oo sababi kara iska horimaad gudaha magaalada Muqdisho ah. Waxay sidoo kale ku baaqayaan in arrimaha siyaasadda iyo go’aamada dowladda lagu xalliyo wadahadal iyo hab sharci ah.

    Ilaa hadda, ma jirto jawaab rasmi ah oo ka soo baxday dhinaca Cabdullaahi Sanbaloolshe ama xubnaha lagu eedeeyay qorshayaashan la xiriira abaabul ciidan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMaamulka Koonfur Galbeed oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin Bam ku tuuray Xarunta Xisbiga JSP
    Next Article Shaqaaqo sababtay geerida Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Magaalada Muqdisho
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    By Banaadir247 November 20260

    Beledweyne (Banaadir24) — Wararka laga helayo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in cutubyo ka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde
    • Villa Somalia oo wajahaysa go’doon diblomaasiyadeed? Mucaaradka oo tallaabo culus qaaday

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d