Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Hiilweyne ee degmada Balcad & khasaaraha…
    LATEST NEWS

    Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Xerada Ciidamada Hiilweyne ee degmada Balcad & khasaaraha…

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor11 March 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maleeshiyaad la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic hoobiyeyaal ah ku qaaday Xerada Hiilweyne oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Sida ay sheegeen goobjoogayaal ku sugan deegaanka ku dhow xerada, waxaa si xooggan loo maqlayay jugta madaafiicda hoobiyeyaasha oo ku dhacayay agagaarka xerada, taasoo cabsi ku abuurtay dadka ku nool deegaannada u dhow.

    Xerada Hiilweyne ayaa lagu soo waramayaa inay ku xareysan yihiin boqolaal askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo qaarkood tababar u dhamaaday halka kuwo kalena uu weli u socdo tababar ciidan.

    Ilaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamada dowladda oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay weerarka madaafiicda ah ee lagu qaaday xerada.

    Sidoo kale lama oga tirada madaafiicda la riday iyo goobaha saxda ah ee ay ku dhaceen, iyadoo xaaladda goobta ay weli tahay mid aan si buuxda loo xaqiijin karin.

    Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli ay marar badan weerarro noocan oo kale ah lagu qaado saldhigyada ciidamada dowladda iyo xarumaha amniga ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe iyo agagaarka magaalada Muqdisho.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleDarawalada Mootooyinka Bajaajka oo looga digay inay bannaanbax ka dhigaan Muqdisho
    Next Article Mareykanka oo liiska Argagaxisada ku daray Urur Caan ka ah Caalamka
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    By Banaadir2411 November 20260

    Antalya (Banaadir24) — Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday
    • Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…
    • Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe
    • 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d