Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Weerar lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab, hubna lagu furtay
    LATEST NEWS

    Weerar lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab, hubna lagu furtay

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor10 April 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamo ka tirsan Macawiisleyda gobolka Hiiraan ayaa weerar qorsheysan ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Tardo, kaas oo hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

    Weerarkan ayaa la sheegay inuu ka dhacay goob ay maleeshiyaadku dadka shacabka ah kaga qaadi jireen lacagaha baadda ah, taas oo dhibaato weyn ku haysay bulshada deegaanka. Sida ay wararku sheegayaan, ciidamada Macawiisleyda ayaa si lama filaan ah u weeraray fariisinka maleeshiyaadka, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo khasaare sababay.

    Inta la xaqiijiyay, tiro ka mid ah maleeshiyaadkii Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerarka, halka kuwo kalena ay goobta ka baxsadeen. Sidoo kale, ciidamada Macawiisleyda ayaa gacanta ku dhigay hub kala duwan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka, kuwaas oo isugu jiray qoryo iyo rasaas.

    Hoggaamiyeyaasha Macawiisleyda ee howlgalka hoggaaminayay ayaa warbaahinta u sheegay in weerarkan uu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaannada gobolka Hiiraan.

    Waxay sidoo kale sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa laga xaqiijinayo amniga guud ee gobolka, isla markaana laga xoreynayo goobaha ay kaga sugan yihiin.

    Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyay weerarkan, iyagoo sheegay in uu yareynayo culeyskii iyo caburintii ay kala kulmi jireen maleeshiyaadka, gaar ahaan lacagaha baadda ah ee si qasab ah looga qaadi jiray shacabka.

    Weerarkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii xoogeysanayaan howlgalada ay iska kaashanayaan ciidamada deegaanka iyo kuwa dowladda Soomaaliya, kuwaas oo lagu doonayo in lagu wiiqo awoodda Al-Shabaab ee gobollada dhexe ee dalka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSawirro: RW Xamse oo ka qeyb galay tartan orod oo ka dhacay Muqdisho
    Next Article Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho & hal arrin oo taagan
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    By Banaadir248 November 20260

    Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d