Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad
    LATEST NEWS

    Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

    Banaadir24By Banaadir2415 August 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare, sannad-dugsiyeedka 2025/2026.

    Wasaaradda ayaa caddeysay in 40,037 arday ay ku guuleysteen imtixaanka, halka 2,879 arday ay ku harreen.

    Imtixaanka shahaadiga ah ee qaranka ayaa sanadkan ka qabsoomay guud ahaan gobollada dalka, iyadoo Wasaaraddu sheegtay in imtixaanku u dhacay si habsami leh oo hufnaan leh.

    Munaasabadda lagu shaacinayay natiijada imtixaanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, guddiga tacliinta, xubno ka socday Gobolka Banaadir iyo marti-sharaf kale.

    Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo munaasabadda ka hadlay, ayaa sheegay in si degdeg ah imtixaan looga qaadi doono ardaydii duruufaha kala duwan awgood uga haray imtixaanka, kuwaas oo xogtooda iyo diiwaankooda ay Wasaaraddu hayso.

    Dhanka kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay saddexda arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare.

    Ra’iisul Wasaaraha ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray ardayda kaalmaha hore galay, isagoo ku bogaadiyay dadaalkii, juhdigii iyo hagar-la’aantii ay muujiyeen intii ay ku guda jireen waxbarashadooda.

    Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ku wargeliyay ardayda kaalmaha hore galay iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay damaanad qaadday dhammaan kharashaadka waxbarasho ee ardaydaasi ay jaamacadaha ku geli doonaan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleAl-Shabaab oo wajeheysa dhaqaale la’aan xoogan & DFS oo xirtay Al-baabadii…
    Next Article Madaxweynaha Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d