Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Wakiilkii QM ee Arrimaha Soomaaliya oo xilkii laga qaaday, xilli khilaafka doorashada…
    LATEST NEWS

    Wakiilkii QM ee Arrimaha Soomaaliya oo xilkii laga qaaday, xilli khilaafka doorashada…

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor5 March 2026Updated:5 March 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo u dhalatay dalka Guinea, taas oo uu Xoghayuhu ku ammaanay kaalintii iyo adeeggii hufnaa ee ay ka gaysatay hawlgalka MONUSCO.

    Magacaabista James Swan ayaa timid iyadoo loo eegayo khibraddiisa baaxadda leh ee dhanka diblomaasiyadda, gaar ahaan ka shaqaynta dalalka Afrikaan-ka ah ee maraya xaaladaha adag ee dhanka siyaasadda iyo amniga.

    Mr. Swan waxa uu xilkan cusub ka hor ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, isagoo hoggaaminayay Hawlgalka KMG ah ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) tan iyo bishii March 2025, kaddib markii uu muddo ka soo ahaa sii-hayaha xilkaas. Sidoo kale, waxa uu horay u soo noqday Madaxa Hawlgalka UNSOM ee Soomaaliya intii u dhaxeysay sanadihii 2019 ilaa 2022.

    Hawlgalka UNTMIS ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah ah u dhammaado kaddib is-afgarad dhexmaray DFS iyo QM, waxaana xilka qaadista Mr. Swan ay kusoo aadeysaa xilli Soomaaliya ay kuu jirto waqti kala guur ah, isla markaana uu khilaaf ka taagan yahay arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee ansixiyay Dastuurka
    Next Article Guddoomiye Aadan Madoobe oo dambiile ku tilmaamay Mucaaradka diidan Dastuurks
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d