Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee ansixiyay Dastuurka
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee ansixiyay Dastuurka

    Banaadir24 EditorBy Banaadir24 Editor5 March 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey dadaalka, dulqaadka iyo mas’uuliyadda ay muujiyeen muddadii ay socotay shaqada Qaran ee dhammeystirka Dastuurka dalka.

    Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guushan ay tahay tallaabo taariikhi ah oo xoojinaysa dowladnimada, midnimada iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee dalka, isaga oo adkeeyey in Dastuurka la dhammeystiray uu saldhig u noqon doono dhismaha hay’adaha dowliga ah, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta iyo horumarinta nidaamka dowladnimo ee ku dhisan sharciga iyo isla xisaabtanka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku bogaadiyey khubaradii Soomaaliyeed iyo guddiyadii farsamo ee ka shaqeeyey in la gaaro heshiis qaran oo ku saleysan danaha shacabka Soomaaliyeed, iyada oo aan loo baahan kaalmo shisheeye, waxa uuna ku boorriyey Xildhibaannada iyo dhammaan hay’adaha dowladda in ay sii xoojiyaan wada-shaqeynta si loo xaqiijiyo dowladnimo dhameystiran oo ka tarjumaysa rabitaanka iyo mustaqbalka shacabka Soomaaliyeed.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleCiidamo katirsan Koonfur Galbeed oo ku biiray kuwa mucaaradka & xiisad ka dhalatay
    Next Article Wakiilkii QM ee Arrimaha Soomaaliya oo xilkii laga qaaday, xilli khilaafka doorashada…
    Banaadir24 Editor
    • Website

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    11 November 2026

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday

    By Banaadir2411 November 20260

    Antalya (Banaadir24) — Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…

    11 November 2026

    Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe

    11 November 2026

    171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya

    11 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo Turkiga kula kulmay Abiy Axmed, xog cusub oo kulanka kasoo baxday
    • Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah oo ku saabsan…
    • Al-Shabaab oo weerarro culus ku qaaday kolonyadii ciidamada Uganda ee ku wajahneyd Baraawe
    • 171 Soomaali ah oo laga soo badbaadiyey xabsiyada Liibiya
    • Maxaa ka socda buuraha Cal Miskaad? Mareykanka oo qaaday tallaabo milateri

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d