LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Villa Somalia oo Go’aamisay dagaal lala galo Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in madaxtooyada Villa Somalia ay go’aansatay inay qaaddo tallaabooyin siyaasadeed oo la xiriira khilaaf la sheegay inuu kala dhexeeyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed State, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Sida ay sheegeen ilo lagu kalsoonaan karo, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la rumeysan yahay inay mucaarad ku yihiin Laftagareen ayaa lala wadaagay saddex amar oo la doonayo in si degdeg ah loo fuliyo, waxaana tallaabooyinka la sheegay in la qorsheeyey ka mid ah:

Wararkaan ayaa imaanaya xilli ay jiraan hadal-heyn siyaasadeed oo la xiriirta xiriirka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed. Illaa iyo hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ama xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed  oo arrintan xaqiijinaya ama ka hadlaya.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *