Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Sawirro: Fiqi oo Isbitaalka Madiina ku Booqday Askartii ku Dhaawacantay Gaalkacyo, Farriin Culusna u Diray Puntland
    LATEST NEWS

    Sawirro: Fiqi oo Isbitaalka Madiina ku Booqday Askartii ku Dhaawacantay Gaalkacyo, Farriin Culusna u Diray Puntland

    Banaadir24By Banaadir2411 August 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku booqday askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku dhaawacmay weerarkii toddobaadkii hore Hoggaamiyaha Maamulka Puntland uu ku qaaday saldhigga Ciidanka XDS ee magaalada Gaalkacyo.

    Wasiirka ayaa xaaladda caafimaad ee askarta dhaawaca ah ka waraystay dhakhaatiirta iyo maamulka Isbitaalka Madiina, isagoo faray in la siiyo daryeel caafimaad oo dhammaystiran, isla markaana si gaar ah loogu dadaalo daaweyntooda iyo soo kabashadooda.

    Wasiir Fiqi ayaa askarta ku bogaadiyay kaalintii geesinimada iyo naf-hurnimada lahayd ee ay sannado badan ka soo qaateen sugidda amniga Puntland iyo la-dagaallanka kooxaha argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish xilligii ay ka tirsanaayeen PSF.

    Wuxuu xusay in ciidamadani ay muddo dheer u soo adeegayeen difaaca shacabka iyo xasilloonida deegaannada Puntland, isla markaana maanta doortay inay khibraddooda iyo kartidooda ugu adeegaan difaaca iyo amniga guud ee qaranka, ku biiristooda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeedna aysan ahayn dambi ay ku mutaysteen in la weeraro.</p><p>Wasiirku wuxuu adkeeyay in ku biirista Ciidanka XDS ay tahay xaq qaran oo ay leeyihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ee jeclaada inay dalkooda u adeegaan, isla markaana aan loo fasiran karin tallaabo liddi ku ah cid gaar ah.

    Wasiirka ayaa sidoo kale caddeeyay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uusan colaad la lahayn shacabka Soomaaliyeed iyo maamullada dalka ka jira, balse cadawgoodu yahay kooxaha argagixisada iyo cid kasta oo khatar ku ah amniga, madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Wasaaradda Gaashaandhiggu waxay adkaynaysaa in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu yahay ciidan qaran oo u taagan difaaca dalka iyo shacabka Soomaaliyeed, ilaalinta madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed, iyo sugidda amniga qaranka meel kasta oo ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleXog: Hay’ado Reer Galbeed ah oo Loo Fasaxay Inay Ka Howlgalaan Deegaanada Ay Al-Shabaab Maamusho
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Talyaaniga Kala Hadashay Qorshe Weyn
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si dhow ula safan Madaxweyne…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad
    • Xasan Sheekh oo Xananbuure ku diyaarsaday ciidamo loo dirayo Beledweyne iyo Buuloburde

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d