Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Dowladda Jabuuti
    LATEST NEWS

    Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Dowladda Jabuuti

    Banaadir24By Banaadir2417 July 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya Mudane, Col, Cusmaan Dubad Sugulle iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Dowladda Jabuuti Mudane Col, Cabdiraxmaan Cali Kaahin, oo soo booqday dalkeenna Soomaaliya.

    Kulanka ayaa daarnaa salaan Iyo booqasho uu Taliyaha Boliiska Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ugu yimid Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre isaga oo uu wehelinayo Safiirka Dowladda Jabuuti Mudane Cusmaan Dubad Sugulle, iyada oo masuuliyiintu ay ka wada hadleen iskaashiga labada dowladood ee walaalaha ah iyo shacab Soomaaliya iyo Jabuuti.

    Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay booqashadooda ay ugu yimaadeen, isaga oo xusay in xiriirka Soomaaliya ibo Jabuuti uu ku salaysan yatay walaalnimo iyo is garabsi buuxa oo dhinacyo badan leh.

    Safiirka ayaa dhankiisa ku ammaanay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, sida ay uga go’antahay xoojinta xiriirka walaalnimo ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo dadaalka ay Xukuumadda DanQaran ku bixisay dhismaaha iskaashi ku salaysan danaha labada dal.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleMareykanka oo Israa’iil ku eedeeyay inay dooneyso dagaalka Iran inuu sii socdo
    Next Article Duruufihii Al-Shabaab oo sii xumaaday, dagaalyahan kale oo ka baxsaday kooxda
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    10 November 2026

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble

    By Banaadir2410 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) – Kulan xasaasi ah oo u dhexeeya xubnaha mucaaradka siyaasadeed iyo taliyayaasha ciidamada…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro

    10 November 2026

    Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?

    10 November 2026

    Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah

    10 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • XOG CULUS: Mucaaradka iyo taliyayaasha ciidamada oo kulan xasaasi ah ku yeeshay guriga Rooble
    • Uganda oo Xasan Sheekh u dirtay farriin culus, kana digtay in Soomaaliya lagu hoggaamiyo sharci-darro
    • Xasan Sheekh oo ku wajahan Turkiga, maxaa looga hadlayaa shirweynaha COP31?
    • Jarmalka oo go’aan culus ka gaaray haweeney Soomaaliyeed oo baraha bulshada caan ka ah
    • Soomaalida Minnesota oo bartilmaameed u noqotay Stephen Miller, sir cusub oo laga helay Aqalka Cad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d