Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Ra’iisul Wasaaraha Oo Fariin Adag U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Ee Ka Soo Horjeeda Doorashooyinka Qof Iyo Cod Ah
    LATEST NEWS

    Ra’iisul Wasaaraha Oo Fariin Adag U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka Ah Ee Ka Soo Horjeeda Doorashooyinka Qof Iyo Cod Ah

    Banaadir24By Banaadir246 July 2026Updated:6 July 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Baydhabo uga qeyb galay kunaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha Dowlad-gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe).

    Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in Doorashooyinka ku dhisan sharciga dalka iyo rabitaanka shacabka ay yihiin tiir muhiim u ah dimuqraadiyadda iyo xasilloonida dalka, isaga oo dhanka kale, dhiirigeliyay sii wadida Doorashooyin madax-bannaan oo lagu kalsoon yahay xoojineyso kalsoonida shacabka.

    “Sii ambaqaadidda doorashooyin madax-bannaan oo lagu kalsoon yahay waxa xoojinaysaa kalsoonida shacabka, waxayna dhiirrigelinaysaa in si nabad ah loogu tartamo hoggaanka, iyada oo la ilaalinayo dastuurka iyo nidaamka dowladeed.”

    Sidoo kale, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay dhammaan dhinacyada ka qeyb-qaatay qabsoomidda doorashadii ka dhacday Koonfur Galbeed Soomaaliya, wuxuuna hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Koonfur Galbeed.

    ” waxaanna hambalyo leeyahay Hoggaamiyaha la caleemo-saaray Mudane Aadan Maxamed Nuur, waxaan u rajeynaya in uu si hufan ugu adeego shacabka Koonfur Galbeed, isla markaana uu door muuqda ka qaato xoojinta wadajirka, nabadda, horumarka iyo dowlad-dhiska dalkeenna,”.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleKhaliif Cabdulle Maalin oo Mar Kale Loo Magacaabay Taliyaha Booliska Galmudug
    Next Article Maamulka Laftagareen oo qeylo-dhaan kasoo saaray duqeymaha loo adeegsaday diyaaradaha F-16
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d