LATEST NEWSLOCAL NEWSWARARKA

Puntland oo laga mamnuucay ciidamada iyo siyaasiyiinta ka tirsan dowladda federaalka

Guddiga Amniga dowlad Goboleedka Puntland, oo ay weheliyaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Caddaaladda, iyo Warfaafinta, ayaa soo saaray go’aanno muhiim ah oo lagu xoojinayo amniga iyo xasiloonida guud ee deegaanada Puntland. Go’aannadan ayaa ka dhashay shir wadatashi ah oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.

Puntland ayaa ku dhawaaqday qodobada soo socda:

 Xakameynta Gawaarida Tiknikada: Waxaa si rasmi ah loo mamnuucay in gawaarida tiknikada ah ee ay wataan maleeshiyaadka sharcidarrada ah ay ka dhex shaqeeyaan ama ay dhaqdhaqaaq ka sameeyaan gobolada Puntland, waxaana ciidamada amniga la faray inay xakameeyaan dhaqdhaqaaqaas.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *