Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Madaxweyne Qoor Qoor oo si rasmi ah uga haray tartanka doorashada Galmudug
    LATEST NEWS

    Madaxweyne Qoor Qoor oo si rasmi ah uga haray tartanka doorashada Galmudug

    Banaadir24By Banaadir2426 June 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga haray tartanka dib u doorashada madaxtinimada Galmudug.

    Qoor Qoor ayaa go’aankiisa ku shaaciyay munaasabad ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyo Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad.

    Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ka tanaasulay hamigiisii hoggaaminta Galmudug iyo inuu mar kale u tartamo xilka, taasoo si weyn loogu fasiray inay soo afjartay ololihiisii dib u doorashada.

    Warar siyaasadeed ayaa sheegaya in go’aankan uu la xiriiro dadaallo ay Villa Somalia ku dooneyso in hoggaanka Galmudug loogu wareejiyo siyaasi ka tirsan Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).

    Ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in maalmihii u dambeeyay ay socdeen wada-hadallo iyo kulamo u dhexeeyay Madaxweyne Qoor Qoor, Agaasimaha NISA Mahad Salaad, iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, kuwaas oo diiradda lagu saarayay sidii xilka loogu wareejin lahaa hoggaan cusub si nabad ah.

    Kulamadaas ayaa la rumeysan yahay inay horseedeen ku dhawaaqista xalay ee Madaxweyne Qoor Qoor, taasoo xaqiijisay inuu si rasmi ah uga baxay tartanka doorashada madaxtinimada Galmudug.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed
    Next Article Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Laga Soo Celiyay Garoonka Diyaaradaha Kenya
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus ka soo saartay iskaashi militari iyo…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…
    • Ugaas Yuusuf oo helay ciidamo cusub, qorshihii dowladda ee Hiiraan oo wajahaya caqabad

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d