Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Kulankii Fiqi iyo QM: Dowladda oo Dhaqaajisay Qorshe Xasaasi ah oo Ku Saabsan Carruurta iyo Colaadaha
    LATEST NEWS

    Kulankii Fiqi iyo QM: Dowladda oo Dhaqaajisay Qorshe Xasaasi ah oo Ku Saabsan Carruurta iyo Colaadaha

    Banaadir24By Banaadir249 August 2026No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani’aadannimada, Mudane George Conway, iyo Wakiilka UNICEF u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf.

    Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga, Qaramada Midoobay iyo UNICEF ee ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubeysan, iyadoo qayb ka ah hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Dadka Rayidka ah.

    Waxaa sidoo kale laga wada hadlay sidii loo dhisi lahaa hannaan isku-duwan oo lagu soo tebiyo, lagu diiwaangeliyo, lagulana socdo eedeymaha la xiriira xadgudubyada, loona xaqiijin lahaa in jawaabaha iyo tallaabooyinka muuqda ee Dowladda Soomaaliya si sax ah loogu muujiyo warbixinnada khuseeya ee Qaramada Midoobay. Sidoo kale, waxaa la isla soo qaaday dardargelinta Qorshe-hawleedka Qaran ee Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan.

    Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa tilmaamay horumarka ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen ilaalinta dadka rayidka ah, gaar ahaan carruurta, isagoo xusay in ciidamadu ay u howlgalaan si waafaqsan siyaasadaha qaranka iyo waajibaadka caalamiga ah ee khuseeya ilaalinta dadka rayidka ah.

    Wasiir Fiqi ayaa Qaramada Midoobay iyo UNICEF uga mahadceliyey iskaashiga iyo taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin Soomaaliya. Wuxuu sidoo kale dib u xaqiijiyey sida ay Wasaaradda Gaashaandhigga uga go’an tahay xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ay khuseyso, si loo sii adkeeyo ilaalinta carruurta iyo dadka rayidka ah ee ay saameeyeen colaadaha hubeysan.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleSawirro: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska
    Next Article UNSOS oo Xaraashaysa Qalabkeeda Soomaaliya Xilli Dhaqaale-Yaraantu Cirka Isku Shareertay
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    By Banaadir248 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Taliska Ciidanka Xoogga…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    8 November 2026

    Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan

    7 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan
    • Ciidamada Gorgor oo ka jawaabay baaqii Ugaaska, kuna sii jeeda Hiiraan
    • Xiisad dagaal oo ka taagan Baydhabo, ciidamo taabacsan Laftagareen oo magaalada…

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d