Close Menu

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Vimeo
    Banaadir24 Online
    Subscribe Login
    • Home
    • Post Categories
      • WARARKA
      • ENGLISH NEWS
      • DUNIDA
      • BUSINESS
      • LATEST NEWS
      • LOCAL NEWS
      • OPINIONS
    • About Us
    • Contact Us
    • More
      • Privacy Policy
      • Terms and Conditions
    Banaadir24 Online
    • Privacy Policy
    • About Us
    • Contact Us
    • Terms and Conditions
    Home » Koonfur Galbeed oo Soo Saartay War Cusub, Kuna Dhawaaqday In Lasoo Afjaray…
    LATEST NEWS

    Koonfur Galbeed oo Soo Saartay War Cusub, Kuna Dhawaaqday In Lasoo Afjaray…

    Banaadir24By Banaadir2417 August 2026No Comments1 Min Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp VKontakte Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Amniga ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in gebi ahaanba la soo afjaray kooxo ay ku tilmaantay “Khawaarij” oo maanta weerar ku qaaday magaalada Baydhabo.

    War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaraddu ayay ku sheegtay in ciidamadu ay si adag uga hortageen weerarka, isla markaana ay dhammaad ku soo afjareen kooxihii weerarka soo qaaday.

    Wasaaradda ayaa sidoo kale ammaan iyo mahadcelin u jeedisay Ciidamada Qalabka Sida, iyadoo ku bogaadisay naf-hurnimada iyo dadaalka ay muujiyeen intii uu socday dagaalka.

    Si kastaba, faahfaahin madax-bannaan oo ku saabsan khasaaraha dhinacyada iyo xaaladda guud ee magaalada weli si buuxda looma xaqiijin.

    Baydhabo ayaa maanta wajahday dagaal culus, iyadoo warar kala duwan oo ka soo baxay dhinacyada iska soo horjeeda ay isku khilaafeen cidda ka dambeysay weerarka iyo xaaladda dhabta ah ee goobta dagaalka.

    Ciidamada madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa iyagu sheegay inay weerareen magaalada islamarkaana ay la wareegeen qeybo badan oo Kamid ah magaalada halka dowladda federaalka Soomaaliya ay iminka sheegeyso in lasoo afjaray weerar ay koox argagixiso ah kusoo qaaday magaalada Baydhabo.

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Related

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr WhatsApp Email
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Baydhabo iyo Inkabadan 10 askari oo…
    Next Article Dowladda Federaalka oo Tababar u Soo Xirtay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Haramcad
    Banaadir24
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Related Posts

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    9 November 2026

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026
    Leave A Reply Cancel Reply

    Demo
    Our Picks

    Remember! Bad Habits That Make a Big Impact on Your Lifestyle

    13 January 2021

    The Right Morning Routine Can Keep You Energized & Happy

    13 January 2021

    How to Make Perfume Last Longer Than Before

    13 January 2021

    Stay off Social Media and Still Keep an Online Social Life

    13 January 2021
    • Facebook
    • Twitter
    • Pinterest
    • Instagram
    • YouTube
    • Vimeo
    Don't Miss
    LATEST NEWS

    Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib

    By Banaadir249 November 20260

    Muqdisho (Banaadir24) — Muuse Salaad, oo maalmo ka hor loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka…

    Share this:

    • Share on Facebook (Opens in new window) Facebook
    • Share on X (Opens in new window) X

    Like this:

    Like Loading…

    Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM

    8 November 2026

    Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego

    8 November 2026

    Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…

    8 November 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from SmartMag about art & design.

    About Us
    About Us

    Banaadir24 is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.

    Recent Posts
    • Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Hiiraan: Guddoomiyihii cusub ee Hirshabeelle oo is casilay maalmo kadib
    • Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka shiray dagaalka Al-Shabaab iyo mustaqbalka ciidamada AUSSOM
    • Wararkii ugu dambeeyay: Ciidamada dowladda oo lagu weeraray waddada Leego
    • Xuutiyiinta Yemen oo Al-Shabaab ku taageeraya Drones iyo hub casri ah & DF oo digniin soo…
    • Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu dowladnimadii Soomaaliya u beddelay mashruuc dano qabiil ku dhisan

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Latest News
    • About Us
    • Contact Us
    © 2026 banaadir24. Designed by banaadir24.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    Sign In or Register

    Welcome Back!

    Login to your account below.

    Lost password?
    %d